Geerida Covid-19 Soomaalida

Asked by Anonymous - 5 months ago

Dr Samira, Fadlan Maxaad inooga sheegi kartaa qiyaasta tirada dadka Soomaalida UK ee u dhimatay COVID-19.

1 Answer

Samira Hassan - 5 months ago

Tirada Soomalida kugeeriyotay UK, covid-19 daraadeed ma sheegi karo. Tirakoob gooni ah Somalida lomasamayn. Laakinse sida aynu aragno way badantahay. Waxa laga yaabay in mardamba inta ku geeriyotey in la tiriyo inshallah

0 points

Made with by Abdul and Mags!

About Us Sign up Login Terms and Conditions